This is how your name and profile photo will appear on Panoramio if you connect this Google+ account.
You cannot switch to a different account later.
Learn more.
INKASTA OO DHIBAATOOYIN BADAN SOOMAREEN DHAMAAN UMADA SOMAALIYEED HADANA WAXAA MARNABA AAN LA,ILAABI, KARIN CIIDAMADII DALKAAGA HOOYO OO BAR,TILMAAMEED KA, DHIGTAY SHICIBKAY DIFAACILAHAAYEEN TAASNA,WAXA AAN KA, DHAXALNAY KALA FOGAANSHO AAD U,QOTODHEER, MAANTA WAXAA DAWAYNKARA INTA AAN ISKU, ARGTIDA,NAHY INKASTOO AAN RA,YI AHAAN AAMINSANAHY IN SOOMAALI AY SOMAALI,TAHY HADANA WAXAAN AAMIN SANAHY IN AAD LOO,KALA FOGAADAY ISU,SOO NOQOSHANA MAANTA AY II MUUQAN , WAXAAN HADALKAYGA KU,SOO KOOBYAA IN LAYS CAFIYO SIYAASADANA LAGA DHEERAADO OO HORUMAR LOO KACO.
Sacky_84's conversations
maantaba wixii dhacay waan kanoolnahaye
INKASTA OO DHIBAATOOYIN BADAN SOOMAREEN DHAMAAN UMADA SOMAALIYEED HADANA WAXAA MARNABA AAN LA,ILAABI, KARIN CIIDAMADII DALKAAGA HOOYO OO BAR,TILMAAMEED KA, DHIGTAY SHICIBKAY DIFAACILAHAAYEEN TAASNA,WAXA AAN KA, DHAXALNAY KALA FOGAANSHO AAD U,QOTODHEER, MAANTA WAXAA DAWAYNKARA INTA AAN ISKU, ARGTIDA,NAHY INKASTOO AAN RA,YI AHAAN AAMINSANAHY IN SOOMAALI AY SOMAALI,TAHY HADANA WAXAAN AAMIN SANAHY IN AAD LOO,KALA FOGAADAY ISU,SOO NOQOSHANA MAANTA AY II MUUQAN , WAXAAN HADALKAYGA KU,SOO KOOBYAA IN LAYS CAFIYO SIYAASADANA LAGA DHEERAADO OO HORUMAR LOO KACO.
hargeysaay ha dheeliyin ha dhantaalmin waligaaa
Kuwa diidan Somaliland ha u sheegina hehehehehhe
like i said b4 no common
Soo dhawayn tii Madaxwaynaha Somaliland